19th May 2024  admin  Category :

Caruurtii reer Baraawe ee Goodax Bare ku balan furay ayaa Diyaarad loogu qaada Muqdisho si ay Imtixaanka halkaa ugu soo galaan

Ardaydii Baraawe ku sugnaa ee shalay uu dhaafay Imtixankii Shahaadiga, oo saacado badan Fasalada dhex fadhiyey iyaga oo sugayey Imtixaankii Qaranka ee Qoodax Bare, aya hadda diyaarad ka soo qaadday Magaalada Baraawe. waxaa la sheegay in Muqdisho ay ku gali-doonaan imtaxaanaadka Shahaadiga ee Fasalka 12aad ee Dugsiga …

Goodax Bare ayaa doonayey tan mid la mid ah inuu ka sameeyo Caruurta Reer Puntland, laakiinse dawladda Puntland oo madaxwene Deni hogaaminayo ayaa ka hor tagtay Moortaanimaddisa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*