26th July 2024  admin  Category :

Salaad Jeele oo guulwadayntiisii loogu abaal gufay safiir

Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ee safiirnimo ka Guddoomay Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doonaa Dalka Djibouti  Danjire Salaad Cali Jeelle.

Danjiraha Soomaaliya Mudane Salaad Cali Jeelle oo Madaxweynaha gaarsiiyay salaan iyo farriin uu uga siday dhiggiisa Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo  ayaa hoosta ka xarriiqay in uu dadaal badan gelin doono xoojinta xiriirka walaaltinimo ee labada dal, isaga oo dowladda iyo shacabka Jabuuti  uga mahadceliyey soo dhaweynta wanaagsan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*