Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

1st June 2025  admin  

SAYIDKA OO KHUDBAD KA JEEDIYAY SHIRKA GOLAHA BADBAADADA QARANKA. Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa ka qeyb galay shirka madasha Badbaadada Qaranka oo ka dhacay Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in howshan loo arkay inay xal ka noqon …

1st June 2025  admin  

Caado xun oo maguuraan ah iyo dhibaato laga ilbixi waayey ayay noqotay colaadda beelaha dhinaca isku haya oo somaaliyeed meel ay joogaanba. Gugii hooraba Waxa soo jireen ahaa in bulshadii reer guuraagu ay daaqa kala riixato oo halkan geelayga daaqaya …

1st June 2025  admin  

Maamulaha ayaa wiil 11 jir ah ku qasbay suuli inuu ka baaro taleefanka gacanta oo ka lumay. Maamule iskuul oo u dhashay Koofur Afrika ayaa shaqada laga joojiyay kaddib markii lagu eedeeyay in wiil 11 jir ah uu ku qasbay …

1st June 2025  admin  

Siyasiyiinta Hawiye oo caawa Muqdishi isugu habar wacday Qoraal kooban oo lagu baahiyey barta Facebookga ee madaxtooyada Galmudug ayaa lagu shaaciyey in madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor uu caawa kulan casho sharaf ah ku casuumay xubnaha golaha midowga …