26th July 2024  admin  Category :

SAYIDKA OO KHUDBAD KA JEEDIYAY SHIRKA GOLAHA BADBAADADA QARANKA.

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa ka qeyb galay shirka madasha Badbaadada Qaranka oo ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in howshan loo arkay inay xal ka noqon karto Xaalada cakiran ee Doorashada dalka, taas oo ilaa hada ay muuqato in aan lahaynin wado sax ah oo dalka lagu jihayn karo.Wuxuu intaas ku daray Madaxweynahu in loo baahan yahay in si rasmi ah loogu diyaar garoobo sidii xal looga gaari lahaa kala aragti duwanaanshaha taagan iyadoo la eegayo danta Qaranka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*