26th April 2024  admin  Category :

Guddiga dhismaha Wadada Ceeldaahir – Ceerigaabo oo la hadlay ayaa ka warbixiyay halka ay mareyso dhismaha Wadada, oo si isku tashi ah loo dhisayo.

2 thoughts on “Guddiga dhismaha Wadada Ceeldaahir

  1. Jama

    Dawladda Federaalka ahi waxay ka shaqaynaysaa siday u dumin lahayd Puntland. Kuwan Gaalkacyo iyo Garowana waa kuwii EU/Germany saxiixeen mar hore Federalna shaqo kuma laha.
    Adeer inagoo reer Puntland ah ayaa dhammaynayna waxaana ku xiga dekkedda Laasqoray insha Allah.
    Taasi waa inay cashar u noqotaa kuwa Puntland ku abtirsada ee xamar wax kasugaya

    Reply
    1. Fadumo

      Saas oo tahay ayeey weliba reer sanaag taageero lagarab taaganyihiin farmaajo oo deni oo madxweynahoodii hiil io hoovlagarbyaanaana necebyihiin was yaab

      Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*