Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

19th May 2024  admin  

Waxay Joogtay Fagaarihii ay casharada Jimicsiga( aerobic exercise) ku bixin jirtay, lamana socon in dalkeeda uu inqilaab ka dhacay ilaa ay soo buux dhaafiyeen gadaasheeda Gawaarida gaashanman ee Ciidanka. Dalka Myanmar oo ay dhowaan Inqilaab ku smeeyeen Ciidanka xabsigana …

19th May 2024  admin  

Deegaamadda Xabaashwacle, Mashcaleed, Moon, Mirci, Ragaad iyo Markad waa dhul carosan ah oo ku habeen Daaqsinta iyo Beerahaba. Dhulkaasi waxa uu hoostagaa Degmada Qadiimiga ah ee dhacda xeebta Baddacas LAASQORAY …

19th May 2024  admin  

Waraabe oo looga shakisan yahay inuu yahay ninka Baraha Bulshada ku qora qoraalada nacaybka beelaha uu dhex dhigayo Intaan aaladdaha maanta la istcmaalo ee Instagram, Facebook iyo Twitterku ayna iman waxa jirtay aalad kale oo ay Soomaalidu ku wada sheekaysan …

19th May 2024  admin  

Cabdirishiid Jananaan : Waxay nala dhaceen hubkii cuslaa ee Turkiga siiyay dowladda Soomaaliya …