Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

7th May 2024  admin  

Gobolada Nugaal Mudug iyo Nugaal ayaan kala hadalnay Bulshadda Caalamka sida wax looga qaban lahaa daryeelka Bulshada Caafimaad goboladaas …

7th May 2024  admin  

Sheekh Cali Maxmed Jaamac oo Caabdud waaq uga yimid sidii u ilaalin lahaa Taariikhda Facda weyn ee Awoowayaashiis Dhulkan Barakaysan ee lehtaariikhda weyn waxa dhowaan soo gaari doona Jidka Barakaysan ee Ceel Daahir iyo Ceerigaabo oo u fududayn doona dad …

7th May 2024  admin  

Fadhiga 25-aad, Kalfadhiga 47-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo uu shir-Guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Cabdirashiid Yuusuf jibriil oo ay wehliyaan ku xigeenka 1aad Cabdicasiis Cabdulaahi Cismaan, ku xigeenka 2aad Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta looga hadlay …

7th May 2024  admin  

Goormaa Soomaalida inteeda kale ay ogaan doonaan sida Puntland in Culimada ayna qabiil lahayn oo ay khayrka iyo aqoonta faafiyaan, Soomaali oo dhana u dhaxeeyaan Labada Muuqaal oo hoose waa caasimadda Soomaaliya Muqdisho iyo Caasimad ku xigeenka Soomaaliya Hargaysa oo …