26th July 2024  admin  Category :

Goormaa Soomaalida inteeda kale ay ogaan doonaan sida Puntland in Culimada ayna qabiil lahayn oo ay khayrka iyo aqoonta faafiyaan, Soomaali oo dhana u dhaxeeyaan

Labada Muuqaal oo hoose waa caasimadda Soomaaliya Muqdisho iyo Caasimad ku xigeenka Soomaaliya Hargaysa oo Culimo Soomaaliyeed laga hor istaagay. Sababta ugu weyn waa Qabiil.

Muuqaalka ugu danbeeya waa Sheekh Soomaaliyeed oo lagu soo dhoweenayo DEGMO ka mid ah Puntland

2 thoughts on “Magaaladda Qardho oo loogu soo dhaweeyay Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil

  1. Jirac

    Hehe waxaan aad u xussustaa 1993 dii Markii beelaha “Hawiye iyo Isaaq” ku shireen magaalada BURCO ee ay go’aan ku gaareen in HASSAN DAAHIR AWEYS loo gesho shaatiga shaydaanka ee markaas ay u baxsheen “AKHWAAN” kabacdina soo dhex istaagay magaalada BOSSASO isagoo ku hubaysan gaadiid Dagaal iyo lacag wax ma garato Deegaan ka ahna duufsaday ka bacdina sidaas ku qabsaday BOSSASO iyo dekeda iyadoo la’adeegsanayo DIIN. Maalintaas ayaa nin sheikh ah ilaahay ha u naxariistee wuxuu yiri “walee dhibka maanta bilowday si loo xakameeyo way adkaan doontaa sidii bayna noqotay. Bal eega 28 sano ka bacdi maxaa isbelay? Diinteena suuban sida loogu cayaaray ee lagu xasuuqay four million Somali Muslim ah oo hadba shaatiga la bedelayo in ilaa iyo hada la xakameyn waayo bay dhaxal siisay. Dadka Reer puntland waa dad aad u wanaagsan oo jecel Diinteena suuban mana qabyaaladeeyaan diinta suuban iyo culimada somaliyeed qabiil kastoo uu yahay waana taas mida ilaahay ku bedbaadshay balse waxaa loo baahan yahay in dadkanaga fahmaan SIXIRKA iyo cadaawada loo adeegsanayo ee Deegaan kooda dib u dhaca u keenay inay fahmaan waayo waxaad arkaysaa mid deegaan ka u dhashay oo sheikh sheeganaya oo aanba fahmeyn in shaatiga shaydaanka loo gashtay diinteena suuban in dadkiisa lagu dhibaateeyo tusaale waxaa ugu filan markuu ka hadlay SHEIKH gacamey in isagii masaajidka lagu dhex dilay magaalada Garowe GAFUUR ka inta la soo duubtay muxuu galabsaday caalimkaas iyo qaar kaloo badan. Anigu waan soo dhaweynayaa SHEIKH MUFTAFE HAARUUN lakiin waa lala hadlaa si cilmiyeysan waana inuu tagaa magaalada BURCO una sheegaa dadka magaaladaas degan inay cafis weydiistaan umada somaliyeed waayo waa halkaa meesha fidnadaan joogsan la’a laga soo waariday, waana isla halkaa meesha laga bilaabay isir neceyb ka iyo kale ququbka umada somaliyeed iyadoo lagu xaqirayo dhiigii awoowayaashayo somaliyeed u daadiyeen boqol kun ku dhawaad Somali cid kasta leh oo taariikh da markii u horeysay diyaarado lagu garaacay dad African ah si loo xaqiro siyid Mohamed inuu ahaa daarood. Bal eega Dagaal kii mohamed siyad iyo Cali samatar ee hargeysa waxay ka bilaabatay Ogaden sidaa loo dejiyaa hargeysa bal qofkee Somali ah oo dhihi Kara waa been majeerteena ay ugu xasuuqeen waa Mahbar oo xataa maanta majeerteen ayyan ka hadali karin oo la ilaaway XASUUQII HALABJA OF SOMALIA ee lagu xasuuqay 1019 qof oo aan waxba galabsan oo oday leh oo Hooyo leh oo saqiir leh ceelashii biyaha lagu sumeeyey. War hoy Somali yey joojiya diinta Islam ka ee xaqa ah shaatiga ALSHAYDAAN ee dhiiga Islam ka lagu daadinayo ha la xakameeyo waa 2021 ee wax fahma masiibada ka daran maxay tahay? Dadka duriyada Daarood ha cafiyaan dadka kale ee somaliyeed ee dhibkaas u geystay si inta hadhay nabad gelyo u helaan diinteena suubana looga joojiya sida qaldan ee lagu baneysayo qof Islam ah dhiigiis ilaahay na noogu naxariisto umaduna isku cafiso aniga waa iga talo iyo fikir kayga anigu igu kali ah ee aan ku cabiray sidaan u fahmay BISMILLAHI RAHMANI RAHIM.

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*