29th March 2024  admin  Category :

Waxay Joogtay Fagaarihii ay casharada Jimicsiga( aerobic exercise) ku bixin jirtay, lamana socon in dalkeeda uu inqilaab ka dhacay ilaa ay soo buux dhaafiyeen gadaasheeda Gawaarida gaashanman ee Ciidanka.

Dalka Myanmar oo ay dhowaan Inqilaab ku smeeyeen Ciidanka xabsigana dhigeen hogaamiyihii dalkaas   Aung San Suu Kyi iyo madax badan, ayaa sheekadani ka dhacday

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*