Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

19th May 2024  admin  

Waa maxay sababta 2000 kun ee Askari ee ka mushahaar qaata Puntland ay wax uga qaban waayeey Wiilasha ay SNM? Bulshada gobolka Sanaag ayaa aad u soo dhoweeyey markii maamulka Puntland uu gobolkooda ka bilaabay tababar ciidan, una dhisay xero …

19th May 2024  admin  

Layla Saalax Warsame oo ku nool magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa Qabuurha ku yaala magaalada Hadaaftimo ee gabolka Sanaag si tabaruc ah uga hirgalisay goob Maydka lagu mayro. …

19th May 2024  admin  

Mohamed M. Haji Ali ( SIDDIIQ oo $ 70, 000 ugu deeqay jidka Barakaysan Gudiga Mashruuca Wadada Ceeldahir-Ceerigaabo, ayaa Maanta ka Gudoomay Lacag dhan 70, 000, kun oo Dollar( Mohamed M. Haji Ali ( SIDDIIQ ) Gudigu Waa uu uga …

19th May 2024  admin  

Madaxweynaha Jubbaland oo qaabiley Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta qasriga Madaxtooyada maamulkaas ku qaabiley Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya mudane James Swan iyo Madax ka socotey Hay’adaha Qaramada Midoobey sida …