Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

8th May 2024  admin  

Xaadoow oo maaxweynuhu shalay magcaabay ayaa durba ka qayb qaatay musuqmaasaqa reer Muqdisho ay ka wadaan gudaha Soomaaliya Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamza Adan Xaadoow ayaa guddomay gaadiid ay dowladda Kuuriya ugu deeqday …

8th May 2024  admin  

Garaad Jaamac oo ka jawaabay hadalkii Muuse Biixi Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa shalay ka hadlay xaaladda magaalada Laascaanood iyo ciidanka Somaliland ee gobolka Sool ku sugan. Waxaa haddaba hadalka madaxweynaha Somaliland maanta ka jawaabay Garaad Jaamac Garaad Cali …

8th May 2024  admin  

Madaxweeynaha maamul goboleedka Hargaysa Muuse Biixi ayaa hadal uu jeediyey maalintii shalat ka hadlay arrinta Laascaanood, wuxuuna dillalkii ka dhacay Laascaanood dusha uga tuuray argaggixisadda caalamiga ah. Hadalkaas ayaa u muuqda mid lagu doonayo in dillalkii Laascaanood ka dhacay oo …

8th May 2024  admin  

Daawo qaar ka mid ah dadkii sida isir sooca ah Laascaanood looga raafay oo qeyb weyn ka qaadanaya kacdoonka buluuga ah …