Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

28th April 2024  admin  

Ra’iisul Wasaaraha X.F.S oo xafiiskiisa ku qaabilay  Safiirka Qadar ee Soomaaliya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Qadar ee Soomaaliya, Dr Abdullah Salem Al Nuaimi. Kulanka Ra’iisul Wasaaraha iyo Danjiraha ayaa looga …

28th April 2024  admin  

Muuqaalka waa ka aamuseen madaxda Somaaliyeed iyo warbbaahinta ku magcaaban ” Warbaahinta Qaranka oo ay halka reer ka wada shaqeeyaan. Maanta magaalada Laascaanood ee Xarunra Gobolka Sool waxa lagu soo bandhigay Calankii ugu dhererka badnaa lixdan iyo sadexdii sano ee …

28th April 2024  admin  

Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Laascaanood. Soo dhaweeynta ayaa aheeyd mid aan loo kala harin, iyadoo dadka ay lullayeen callanka Soomaaliyeed, waxaana dabeesha raacay calankii SNMta ay la wareegayeen. Awalba Isaaq waxaa Laascaanood …

28th April 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamse oo daahfuray Kacdoonka Haweenka Muqdisho  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa galabta daahfuray Kacdoonka Haweenka Muqdisho, oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka, kaasi oo lagu soo afjarayo Khawaarijta ku dhuumaaleysaneysa magaalada …