Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

8th May 2024  admin  

Bahda Allsanaag, waxay taci tiiraanyo leh u dirayaan Ehelkii, Qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Ader Shire muuse Bootaan oo galabta ku geeriyoodey magaalada Garowe .  Waxaan Allah uga baryeynaa inuu naxariistii Jano ka waraabiyo Marxuumka, Eheladdi …

8th May 2024  admin  

Gobolada SSC Oo Si Madaxbanan Deeqahooda Horumarineed U Helaya Kadib Kacdoon Shacab Oo Miradhalay. …

8th May 2024  admin  

”Anagu waxaan aqoonsanahay Dowladda Dhexe ee Somalia, SNM waa lagala xisaabtamayaa xasuuqii ay ka geysatay Dhulkeen…” Garaad Mohamed Garaad Abshir Saalax. …

8th May 2024  admin  

Guddiga ayaa shaaciyay wakhtiga rasmiga ah ee ay bilaabanayso wajiga 2-aad ee diiwaangelinta gobalada Sanaag, Haylaan iyo Nugaal.Warqadda hoosse ka akhriso warsaxaafadeedka Guddiga. …