Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

20th April 2025 admin
Wasiirka Caafimaadka ee Turkiga Ahmet Demircan iyo shaqaalo caafimaad oo la socday ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho. Turkiga ayaa gurmad degdeg ah la soo gaaray dadka waxyeelada ka soo gaartay qaraxii dhawaan oo ay ku dhinteen dad ka badan 280 …

20th April 2025 admin
Waxaa si habsami ah u socota hawlaha lagu taageerayo shacabka ku wax yeeloobay qaraxii ka dhacay magaalada Muqdisho. Allsanaag.com…

20th April 2025 admin
Kulan ka dhacay maagaalada Garoowe ayaa looga hadlay sidii gurmad loogu fidin lahaa shacabkii wax ku noqday qaraxii ka dhacay Muqdisho. Allsanaag.com…

20th April 2025 admin
Ciidamada Gobolka Haylaan ayaa qabtay dameero la soo xaday kuwaas oo ku rarnaa gaari waaraad ah. Dameerahan ayaa tiradooda lagu sheegay ineey ahaayeen 20 taneeyo. Duulaanka lagu hayo dameeraha ayaa ka socda dalal badan oo ku yaal Africa, waxaana loo …