20th May 2024  admin  Category :

Xaadoow oo maaxweynuhu shalay magcaabay ayaa durba ka qayb qaatay musuqmaasaqa reer Muqdisho ay ka wadaan gudaha Soomaaliya

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamza Adan Xaadoow ayaa guddomay gaadiid ay dowladda Kuuriya ugu deeqday Wasaaradda Arimaha Dibada Dibada iyo Iskhaashiga Caalamiga ah. Gaadiidkan oo ka koobnaa afar(4) gaari oo ah nooca Hyundai Santa ayaa ah qabytii labaad ee taageero gaadiid ah oo dowladda Kuuriya ay soo gaarsiiso Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS.

Xoghayaha Joogtada ah ee wasaaradda Mudane Xamza Adan Xaadoow ayaa uga mahadcelinay dowladda Kuuriya taageerada gaadiidka ah, isagoo iyo asxaabtiisa ayaa qaybsaday

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*