19th May 2024  admin  Category :

Garaad Jaamac oo ka jawaabay hadalkii Muuse Biixi

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa shalay ka hadlay xaaladda magaalada Laascaanood iyo ciidanka Somaliland ee gobolka Sool ku sugan.

Waxaa haddaba hadalka madaxweynaha Somaliland maanta ka jawaabay Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka mid ah madaxda dhaqanka ee ka qaybgalaysa shirka ka socda magaalada Laascaanood.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*