Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi oo dhaleeceeyay madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi oo dhaleeceeyay madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo
Sheekh Cali Maxmed Jaamac oo Caabdud waaq uga yimid sidii u ilaalin lahaa Taariikhda Facda weyn ee Awoowayaashiis
Dhulkan Barakaysan ee lehtaariikhda weyn waxa dhowaan soo gaari doona Jidka Barakaysan ee Ceel Daahir iyo Ceerigaabo oo u fududayn doona dad badan oo doonaya inay soo booqdaan halka ay ka bilaabantay Soomaalida aynu maanta naqaanaaa.
Maamulka Galmudug, Hirshabeele, Banaadir iyo Ra’isulwasaare ayaa uga qayb gelaya Beesha Hawiye, halka Beesha Isaaq uuna shirkaas ufadhiyan hal siyaasi oo ka soo jeeda Beesha Isaaq. Arintan ayaa dhiiro gelinaysa kuwii Cuqdadaysnaa oo awalba lahaa Soomaali wax inooma ogola
Fadhiga 25-aad, Kalfadhiga 47-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo uu shir-Guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Cabdirashiid Yuusuf jibriil oo ay wehliyaan ku xigeenka 1aad Cabdicasiis Cabdulaahi Cismaan, ku xigeenka 2aad Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta looga hadlay soo jeedinta ogolaanshaha Xubinnimada 8 Xildhibaan oo cusub iyo ka doodista Hindise-Xeereedka Diiwaan-gelinta Cod-bixiyaha.
Sida uu qabo Dastuurka Dawladda Puntland qodobadiisa 61-aad iyo 132-aad iyo Xeer-hoosaadka Golaha Wakiillada, waxaa Golaha Wakiillada lagu hor dhaariyey 8 Xildhibaan oo cusub kuwaas oo bedelay Xubnihii hore ee laga Xayuubiyey Xubinnimadii iyo Xasaannada.
Magacyada Xildhibaannada cusub ayaa kala ah;
1. Xildhibaan Cabdirashiid Maxamuud Yuusuf ( Afgaduud)
2. Xildhibaan Maxamed Cabdi Faarax
3. Xildhibaanad Maryan Cismaan Axmed Fangase
4. Xildhibaan Faarax Sulub Jaamac
5. Xildhibaan Maxamed Maxamuud Saalax ( Abuu baraa)
6. Xildhibaan Cabdicasiis Xuseen Maxamuud ( Garagoos)
7. Xildhibaan Cabdiqani Nuur Faarax Muuse
8. Xildhibaan Cabdullahi Maxamed Gurey Mirood
Dhinaca kale, Xildhibaannada Golaha Wakiilada ayaa gudo galay inay qodob-qodob uga doodaan Hindise-Xeereedka Diiwaan-gelinta Cod-bixiyaha kaas oo ka kooban 36 Qodob.
Goormaa Soomaalida inteeda kale ay ogaan doonaan sida Puntland in Culimada ayna qabiil lahayn oo ay khayrka iyo aqoonta faafiyaan, Soomaali oo dhana u dhaxeeyaan
Labada Muuqaal oo hoose waa caasimadda Soomaaliya Muqdisho iyo Caasimad ku xigeenka Soomaaliya Hargaysa oo Culimo Soomaaliyeed laga hor istaagay. Sababta ugu weyn waa Qabiil.
Muuqaalka ugu danbeeya waa Sheekh Soomaaliyeed oo lagu soo dhoweenayo DEGMO ka mid ah Puntland
Waxay Joogtay Fagaarihii ay casharada Jimicsiga( aerobic exercise) ku bixin jirtay, lamana socon in dalkeeda uu inqilaab ka dhacay ilaa ay soo buux dhaafiyeen gadaasheeda Gawaarida gaashanman ee Ciidanka.
Dalka Myanmar oo ay dhowaan Inqilaab ku smeeyeen Ciidanka xabsigana dhigeen hogaamiyihii dalkaas Aung San Suu Kyi iyo madax badan, ayaa sheekadani ka dhacday
Janaraal Indha Cadde “Tuhun ayaan ka qabaa in Jenaraal Galaal uu ku baxay gacanta Al-shabaab”
Dawladda oo Warsaxaafadeed qabatay 1am subaxnimo iyo maamuladda Jubbaland iyo Puntland oo ugu jawaabay Wareer Cawo waa loo Waabariistaa.
Musharax Xildhibaan Hon. Maxamuud Ciyoon oo HadHimo sharafeed u sameeyey Isimada iyo siyaasiyiinta gobolka
Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan ayaa maanta gaaray magaalada Hargeysa ee caasimadda ee maamulka falagada ah
James Swan ayaa inta uu booqashada ku joogo magaalada Hargeysa waxa uu kula kulmayaa madaxda Jabahadda SNM.
Si kasta ha ahaatee,James Swan ayaa maalmihii u dambeeyay socdaalo ku tagayey magaalooyinka dowlad goboleedyada xubnaha ka ah dowladda federaalka Soomaaliya, isagoo waday dadaallo ku aadan sidii loo xalin lahaa khilaafka hareeyey doorashooyinka dalka.
Hase yeeshee lama oga sababta keentay booqashada James Swan ee xilligan uu ku tegey magaalada Hargeysa.