27th April 2024  admin  Category :

Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan ayaa maanta gaaray magaalada Hargeysa ee caasimadda ee maamulka falagada ah

James Swan ayaa inta uu booqashada ku joogo magaalada Hargeysa waxa uu kula kulmayaa madaxda Jabahadda SNM.

Si kasta ha ahaatee,James Swan ayaa maalmihii u dambeeyay socdaalo ku tagayey magaalooyinka dowlad goboleedyada xubnaha ka ah dowladda federaalka Soomaaliya, isagoo waday dadaallo ku aadan sidii loo xalin lahaa khilaafka hareeyey doorashooyinka dalka.

Hase yeeshee lama oga sababta keentay booqashada James Swan ee xilligan uu ku tegey magaalada Hargeysa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*