Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

23rd September 2024  admin  

Madaxweyne Frmaajo oo soo dhoweeyey shirkii Puntland gogosheeda dhigtay Kulankii u danbeeyey ee aan Dooxa kula yeeshay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxa aannu kaga wada hadalnay muhiimadda ay leedahay inuu hoggaamiyo wadatashi heer qaran ah oo lagu wajahayo xaaladaha taagan …

23rd September 2024  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxda Talyaaniga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal Madaxweynaha Jamhuiriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Rome ee dalka Talyaaniga kulamo kula qaatay Madaxweynaha dalkaasi mudane Sergio Mattarella iyo Ra’iisul Wasaare Giorgia …

23rd September 2024  admin  

Hadalkii Ilhaan Cumar ee muranka badda ee Soomaaliya iyo Itoobiya oo dood ka abuuray Mareykanka Xildhibaan sare oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga Mareykanka ayaa ugu baaqay Ilhaan Cumar oo Congraess-ka ku matasha gobolka Minnesota inay is casisho kadib khudbad ay …

23rd September 2024  admin  

Aqalka Cad oo lagu cadaadinayo inuu ka jawaabo weerarkii Jordan Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa sheegay inuusan dooneyn dagaal uu la galo Iran. Hadalkan oo ku soo beegmay xilli madaxweyne Biden uu wacad ku maray in Mareykanku ka jawaabayo weerar …