Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Khudbadda Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni, oo maanta ka qeybgalay munaasabadda Caleemasaarka Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood… …

27th November 2026 admin
Gudoomiyaha Baaelamaanka Puntland Cabdirsiaaq Axmed Saciid ayaa maanta ka qeybgalay munaasabadda Caano-shubka Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed, oo ka qabsoontay degmada Galdogob ee Gobolka Mudug. …

27th November 2026 admin
Maxay tahay sababta uu Sucuudigu u go’aansaday inuu baasaboor u jaro malaayiin Geel ah? Sacuudi Carabiya ayaa ku dhawaaqday inay baasaboorro siinayso malaayiin geela dalka ku nool, tallaabo ay saraakiishu sheegeen inay ka caawin doonto maaraynta xoolaha qaaliga ah ee …

27th November 2026 admin
Xarunta Baarlamaaka ee la doonayo in Dastuurka Soomaaliya wax looga bedelo ayaa Xildhibaanddii Daarood qaar laga mamnuucay kuwa kalena si cad loogi sheegay inaan Daarood looga ogolayn inay gudaha u galaan madasha Dastuurka wax looga bedelo …







