Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
“Kuma khasbanin in aan tagno Villa-Somalia.” — Wasiirka Warfaafinta Jubbaland. …

27th November 2026 admin
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa Muqdisho kaga qeybgalay kulanka Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed iyo Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya. …

27th November 2026 admin
Soomaaliya oo mar kale kaalinta ugu hooseysa ka gashay liiska musuqmaasuqa dunida Soomaaliya ayaa kaalinta ugu hooseysa ka gashay heerka kala sarreynta tusmada musuqmaasuqa dunida, sida lagu sheegay warbixin cusub oo ay soo saartay hay’adda Transparency International. Warbixintan oo sannad …

27th November 2026 admin
Muddo-xileedka baarlamaanka Soomaaliya miyaa la kordhiyey? Baarlamaanka Soomaaliya ayaa dib u bilaabay ka doodista iyo dib u eegista dastuurka ku-meel-gaarka ah ka dib maalmo ay hareeyeen buuq iyo rabshado ka dhashay dooda dastuurka. Xildhibaanada ayaa bilaabay ka doodista wax ka …







