Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Hon Abdirisak Ahmed Said, ayaa caawa hoygiisa ku booqday Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan Suldaan Maxamuud Cali Shire. Kulanka oo ahaa mid Salaan iyo is xog-wareysi Xaalada guud Ee Dalka, ayaa Guddoomiyuhu ku muujiyey qadarin iyo …

27th November 2026 admin
Waa 96 jir, sigaar cabayey 80 sano, maanta qaliin Wadnaha ayuu gelayaa. Qaliinka ka hor ayuu xabad sigaar ah shitay isaga oo leh laga yaabee inaan ka soo kici waayo qaliinka A 96-year-old man, who had been smoking for 80 …

27th November 2026 admin
Sidee bangi Jarmal ah looga dhacay 100 milyan oo Yuuro ah afar saacadood gudahood? Waxaa lagu tilmaamay mid ka mid ah dhacii bangi ee ugu “yaabka badnaa” ee ka dhaca Jarmalka sanadihii u dambeeyay. Dhammaadka toddobaad xaaladdu degganayd, wax yar …

27th November 2026 admin
Xasan Shiikh Maxamuud markii uu mucaaradka ahaa hadaladii uu Farmaajo ku dhihi jiray waxaa kamid ahaa: Xasan Shiikh Maxamuud markii uu mucaaradka ahaa hadaladii uu Farmaajo ku dhihi jiray waxaa kamid ahaa: Heshiis kasta oo la soo galaa waa in …







