Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026  admin  

Israa’iil oo lagu eedeeyay in ay sun ku buufisay dalaga beeraha Lubnaan Lubnaan ayaa ku eedaysay diyaaradaha Israa’iil in ay ku buufiyeen sunta dhirta tuulooyinka koonfureed taa oo maamulkeedu tilmaamay in ay tahay mid aad khatar u ah, taas oo …

27th November 2026  admin  

Fiqi oo horay loogu sheegay inuu yahay hogaamiyo Ciyaal weero, kuna hogaamiya Mooryaanimom ayaa mar danbe Mooryaanimadiisii la soo baxay …

27th November 2026  admin  

Howlgalka QM ee Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ka xuntahay kana walaacsan tahay in wafuudii hordhaca u ahayd Jubbaland iyo Puntland, aysan tagin Muqdisho, sabab la xariira in DFS ay diiday, taaa oo ay kusheegeen dhacdo lag xumaado. “QM waxay …

27th November 2026  admin  

Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa ceeb ku tilmaamtay in wafdigii hordhaca ahaa ee kasocday Jubbaland iyo Puntland ay maanta iman kari waayeen Muqdisho. Safiirada ayaa tiri “sikasta oo isfahamdaradu tahay, Midowga Yurub waxuu rajaynayaa in dhamaan dhinacyadu ay xal …