
12th August 2026 admin Category :
Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa ceeb ku tilmaamtay in wafdigii hordhaca ahaa ee kasocday Jubbaland iyo Puntland ay maanta iman kari waayeen Muqdisho.
Safiirada ayaa tiri “sikasta oo isfahamdaradu tahay, Midowga Yurub waxuu rajaynayaa in dhamaan dhinacyadu ay xal u helaan sidii uu kudhici lahaa wadahadalkan muhiimka ah, lana sameeyo jawi wanaagsan iyo doodo waxgal ah oo horseeda doorasho inay dhacdo”.
Hadalkan ayaa u muuqdo in beesha caalamku ay ka xun yihiin in maanta hawada laga celiyey ciidanka Muqdisho kusoo socday.








