
12th August 2026 admin Category :
Howlgalka QM ee Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ka xuntahay kana walaacsan tahay in wafuudii hordhaca u ahayd Jubbaland iyo Puntland, aysan tagin Muqdisho, sabab la xariira in DFS ay diiday, taaa oo ay kusheegeen dhacdo lag xumaado.
“QM waxay si xooggan ugu baaqaysaa dhammaan dhinacyada ay khusayso in ay mudnaanta koowaad siiyaan madasha wadatashiga qaran ee hore loogu heshiiyay, si loo helo is-afgarad dhab ah oo ku saabsan doorashooyinka iyo arrimaha kale ee masiiriga ah ee dalka, ka hor inta uusan dhammaan waqtiga sharciyeed ee hay’adaha dastuuriga a” ayaa lagu yiri Bayaanka UNTMIS.







