Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026  admin  

Dawladda Puntland oo cambaaraysay dawladda Federaalka ee Madsaxweyne Culusoow hogaamiyo …

27th November 2026  admin  

Xildhibaan Maxamed Caana-Nuug ayaa digniin adag u diray Madaxweyne Xasan Sheekh. “MW Xasanoow xaaladdu waxay joogtaa meeshii aad maalintaas ka digaysay. Diyaaradihii maanta kasoo kala kacay JL iyo PL ee aad hawada ka celisay waxay ahayd isku day dil oo …

27th November 2026  admin  

Sawirka askarigan oo kamida ilaalada Madaxwayne Deni ayaa aad ugu faafay baraha bulshada. Sababta ayaa keenaysa boorsada uu dhabarka ku sido ee aan lagu arkin askarta kale ee ilaalada ah. Haddaba, maxaa ku jira boorsada? Kadib baaritaan aan ku sameeyay …

27th November 2026  admin  

Xildhiban Omar Fateh oo laga soo doorto Minneaplis ayaa sheegay in isaga oo ku dhashay Mareykanka ahna Masuul la soo doortay uu Baasaboorkiisa jeebka ku wato marwalba cabsi uu ka qabo ciidanka ICE …