Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026  admin  

Qoyska reer Diyaano musuqmaasaqii ay ku hayeen shacabka Puntland ayeey ukla tageen Koonfurta Sioomaaliya oo aan Boqor Burhaan ka difaacayn …

27th November 2026  admin  

Shirka Hindiya iyo Carabta oo la soo xiray Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali Dhaay, ayaa maanta ka qeyb galay kulanka xiritaanka Shirka Hindiya–Carabta oo socday muddo laba maalmood, kuna qabsoomay magaalada …

27th November 2026  admin  

Jalaataddii ay gadayeen oo ay qiimaheeda ku dareen 10 Yen muddo 25 sano ah ayeey raali gelin ka bixiyeen Shirkadda Jabaaniiska ah ee samaysa Jalaatada ee lagu magcaabo Akagi Nyugyo ayaa 25 sano markii ugu horaysay ku siyaadisay qiimaha jalaatada …

27th November 2026  admin  

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya oo baaq u diray guud ahaan Soomaalida Geeska Afrika Daahfurka mashruuca Shabalee Resort ee deegaanka Soomaalida ayaa soo jiitay hoggaamiyeyaasha dalalka Geeska Afrika. Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa ku sugan …