10th July 2026  admin  Category :

Jalaataddii ay gadayeen oo ay qiimaheeda ku dareen 10 Yen muddo 25 sano ah ayeey raali gelin ka bixiyeen

Shirkadda Jabaaniiska ah ee samaysa Jalaatada ee lagu magcaabo Akagi Nyugyo ayaa 25 sano markii ugu horaysay ku siyaadisay qiimaha jalaatada 10 Yen, halkii uu ka ahaa 60 ayeey 70 ka dhigeen. Madaxdii shirkadda oo dhan ayaa raali gelin ka bixiyey uu ugu madaxii ugu sareeyey shirkadda . Ganacsatada Soomaalida, gaar ahan kuwooda magaca diinta ku qaraabta, oo u badan ganacsiga, maalin walba Bariis iyo dawo dhacday oo ay horay ogaayeen ayeey qiimaha sii siyaadiyaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*