Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

23rd September 2024  admin  

Wasiirka Qorsheynta XFS oo la kulmay Madaxda Hay’adaha QM ee ka howlgala dalka Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) ayaa maanta kulan wax ku ool ah la yeeshay Madaxda Hay’adaha Qaramada …

23rd September 2024  admin  

Imaaraatka kaga qeyb galay shir ku saabsan Amniga Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Isu-tagga Imaaraatka Carabta kaga qeyb galay Shirka ku saabsanaa Amniga Soomaaliya oo ay ka qeyb galeen dalalka sida dhow u taageera …

23rd September 2024  admin  

Maxaa u roon dhabar xanuunka?: Sida ay soo jeedisay Hay’adda Caafimaadka Aduunka ee WHO Dhabar-xanuunka, gaar ahaan xanuunka qaybta hoose ee dhabarka, waa mid ka mid ah dhibaatooyinka caafimaad ee la yaabka leh sababtuna waxay tahay tirada badan ee dadka …

23rd September 2024  admin  

Madaxweyne H.E Said Abdullahi Deni ayaa faahfaahiyey gogosha wadahadal ee arrimaha Soomaaliya ee ay Puntland dhigtay, taasi oo uu aqbalay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud, waxaana kulamadii madaxdu ku yeesheen Garoowe todobaadkan looga hadlay Ajandaha Shirka …