Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

23rd September 2024  admin  

Xildhibaanno dalbaday in la soo qabto nin xaaskiisa ku gubay Muqdisho Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa maanta ku dhaliilay hay’adaha amniga in aysan gacanta ku soo dhigin ninkii dilay xaaskiiisa oo lagu magacaabi jiray Luul Cabdicasiis. Xildhibaannada ayaa sheegay in aan …

23rd September 2024  admin  

Soomaaliya ma waxaa ku jira kayd shidaal oo ka badan kan Imaaraatka Carabta? Agaasimaha wasaaradda, Maxamed Xaashi Carabeey ayaa BBC da u sheegay in aysan beenin karin isla markaanay aysan rumayn karin xogta, maadaama aysan Soomaaliya ogayn qiyaasta dhabta ah …

23rd September 2024  admin  

Iran oo dhisanaysa afar warshad oo ku shaqeeya tamarta nukliyeerka Iran ayaa bilawday dhismaha afar wershedood oo kale oo ku shaqeeya tamarta Nukliyeerka, kuwaas oo ay ka dhisayso dhinaca Koonfureed ee dalkaasi. Wershedahan ayaa la filayaan inay soo saaraan tamar …

23rd September 2024  admin  

Hooyo la sheegay inuu gubay saygeeda oo ku geeriyootay Muqdisho axaa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya maanta ku geeriyooday haweeney lagu magacaabi jiray Luul Cabdicasiis oo aheyd hooyo uur leh, sidoo kalana haysatay carruur agoon ah. Sida ay ehelladeeda sheegeen, …