Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

22nd September 2024  admin  

Dowlada Sacuudiga ayaa sheegtay in bisha Ramadan laga arkay dalkeeda, sidaas darteedna berrito la soomi doono. …

22nd September 2024  admin  

Waa kuma Jeneral Birhanu Jula , taliyaha ciidanka Itoobiya ee sheegay in shacabka Soomaaliyeed jecel yihiin ciidankiisa? Taliyaha guud ee Ciidamada Itoobiya, Jeneral Birhanu Jula Gelalcha oo la hadlayey warbaahinta ETV ee Itoobiya ayaa sheegay in ciidamada dalkiisu ay qayb …

22nd September 2024  admin  

MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO MAGACAABAY WASIIR KU XIGEENNO IYO WASIIRU DAWLAYAAL CUSUB Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhammaystiray Golihiisa Xukuumadda cusub isaga oo magacaabay Wasiir ku xigeenno iyo Wasiiru-dawlayaal. Mas’uuliyiinta uu magacaabay Madaxweyne Deni ayaa ka kooban 22 Wasiir ku …

22nd September 2024  admin  

Qurba joogta beesha Isaaq, gaar ahaan kuwooda London ku sugar ayaa maanta ku banana baxay xaafadaha beelaha Harti ka degan yihiin magaalada London, iyaga oo doonaya in dagaal oogayaashii argagixida ahaa ee lagu qabtay dagaalka loo Sii daayo. …