1st May 2024  admin  Category :

Khilaafka Dowladda Federaalka iyo Puntland

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay khilaafka u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo Maamulka Puntland ee sii xoogeystay kadib ansaxintii afarta cutub ee ka mid ah Dastuurka Federalka Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*