Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th November 2026  admin  

Maraykanka oo Itoobiyaan iyo Afrikaan kale u tarxiilay dalka Cameroon Qaxooti kasoo jeeda Afar dal oo Itoobiyaan ay kamid yihiin ayaa laga soo tarxiilay dalka Maraykanka iyaga oo laga dajiyay dalka Cameroon asbuucan gudihiisa, sida ay qareenadoodu u sheegeen wakaalada …

26th November 2026  admin  

Wareysiga Madaxweyne Mohamed Abdullahi Farmaajo oo dhameystiran. …

26th November 2026  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta booqasho hoygiisa ugu tegay Xaaji Axmed Faarax Cali (Qoryood) , oo ah Aabaha dhalay Taliye Mukhtaar Axmed Qoryood iyo walaalihiis , oo ka mid ahaa sariikishii ku shahiiday howlgalka Calmiskaad iyo …

26th November 2026  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo kusoo gaaray degmada Carmo ee Gobolka Bari, ayaa maanta tababar usoo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka cusub ee Booliiska Dowladda Puntland, kuwaas oo tababar ku qaatay, kulliyada tababarada ee Carmo.…