11th July 2026  admin  Category :

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta booqasho hoygiisa ugu tegay Xaaji Axmed Faarax Cali (Qoryood) , oo ah Aabaha dhalay Taliye Mukhtaar Axmed Qoryood iyo walaalihiis , oo ka mid ahaa sariikishii ku shahiiday howlgalka Calmiskaad iyo Calmadow

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*