17th July 2026  admin  Category :

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo kusoo gaaray degmada Carmo ee Gobolka Bari, ayaa maanta tababar usoo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka cusub ee Booliiska Dowladda Puntland, kuwaas oo tababar ku qaatay, kulliyada tababarada ee Carmo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*