Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th November 2026  admin  

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Minnesota ayaa dhammaysatay tababar Export & Import ah oo ay iska kaashadeen MNIHAS iyo Minnesota Trade Office, kaas oo dhiirrigeliyay fursado ganacsi oo u dhexeeya Minnesota iyo Bariga Afrika. …

26th November 2026  admin  

Shil ayaa ka dhacay degaanka Midigale ee gobolka Sanaag. Shil gaari oo ka dhacay Laamiga mara magaalada Midigale ee gobolka Sanaag, ayaa waxa ku geeriyooday afar qof inta la ogyahay, waxaana ku dhaawacmay sadex kale. Dhaawacii ayaa waxa la keenay …

26th November 2026  admin  

Madaxweyne Culusoow oo markii waagu ku baryey hadda doonayo Kulamo uu waqtiga ku sii dheeraysto Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow ayaa shir ku casumay Golaha Mustaqbalka ka qeyb-galka kulan qabsoomi doona 10-ka May 2026. …

26th November 2026  admin  

Siyaasiyinta mucaradka ee u badan beesha Hawiye ayaa Muqdisho kaga dhawaaqay in hadii la gaaro 15 May Madaxweyn Culusoow uu yahay qof caadi ah oo Villa Soomaaliya degan …