
20th May 2026 admin Category :
Madaxweyne Culusoow oo markii waagu ku baryey hadda doonayo Kulamo uu waqtiga ku sii dheeraysto
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow ayaa shir ku casumay Golaha Mustaqbalka ka qeyb-galka kulan qabsoomi doona 10-ka May 2026.








