Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th November 2026  admin  

Mareykanka ayaa sii deyn doona tiro kooban oo baasabooro ah oo uu ku sawiran yahay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, sida uu xaqiijiyay Aqalka Cad. Markii ugu horreysay oo ay sheekadan soo warisay Fox News, ayaa baasaboorrada waxaa la sii dayn …

26th November 2026  admin  

d Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku jooga magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag, ayaa caawa qaabilay dhallinyaro ka socotay afar degmo oo ka tirsan gobollada Puntland. Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa la kulmay Guddiga Talo-bixinta Dhallinyarada, …

26th November 2026  admin  

Maxaa keenay in Iimaaraadku uu ku dhawaaqo ka bixitaanka ururka OPEC Imaaraatka Carabta ayaa ku dhawaaqay in ay ka baxayaan ururka dalalka saliidda dibadda u dhoofiya ee OPEC iyo isbaheysiga OPEC+, go’aankan ayaa dhaqan galaya laga bilaabo 1-da bisha May, …

26th November 2026  admin  

Madaxwaynihii horre ee Somaaliya Farmaajo ayaa sheegay in wada hadalada Somaliland iyo Somaaliya uu gaadhsiiyay heer madaxwaynihii hore ee Somaliland uu ka tanaasulo qadiyada Somaliland taasi badalkeedana uu noqdo Madaxwaynaha Dawladda faderalka. “Madaxwaynihii hore ee Somaaliya wuxu aqbalay un kursiga …