
17th July 2026 admin Category :
Madaxwaynihii horre ee Somaaliya Farmaajo ayaa sheegay in wada hadalada Somaliland iyo Somaaliya uu gaadhsiiyay heer madaxwaynihii hore ee Somaliland uu ka tanaasulo qadiyada Somaliland taasi badalkeedana uu noqdo Madaxwaynaha Dawladda faderalka.
“Madaxwaynihii hore ee Somaaliya wuxu aqbalay un kursiga madaxwaynaha dawladda faderalka”
Farmaajo ayaa sheegay in arintani ay dhacday xiligii wada hadalada Somaliland iyo Somaaliya ay ka socdeen Itoobiya isla markaana uu dhexdhexaadinayay wadahadaladaasi Raysalwasaare Abiy.







