20th May 2026  admin  Category :

Shil ayaa ka dhacay degaanka Midigale ee gobolka Sanaag.

Shil gaari oo ka dhacay Laamiga mara magaalada Midigale ee gobolka Sanaag, ayaa waxa ku geeriyooday afar qof inta la ogyahay, waxaana ku dhaawacmay sadex kale. Dhaawacii ayaa waxa la keenay Cisbitaalada degmada Badhan, halkas ayaan alagu daweenayaa. Warkan wixii ku soo kordha waa idinla soo socod siin doonaa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*