
20th May 2026 admin Category :
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Minnesota ayaa dhammaysatay tababar Export & Import ah oo ay iska kaashadeen MNIHAS iyo Minnesota Trade Office, kaas oo dhiirrigeliyay fursado ganacsi oo u dhexeeya Minnesota iyo Bariga Afrika.







