Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th November 2026  admin  

Madaxweynaha Dawladda Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa maantay gaaray magaalada Baran ee xarunta gobolka Sanaag ayaa la kulmay Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan, isagoona xariga ka jaray xarumo dawladeed kuwo kalena dhagax-dhigay. …

26th November 2026  admin  

Orodyahan Kenyan ah ayaa dhigay rikoor cusub oo marathon ah wax ka yar laba saacadood Watch Sabastian Sawe 🇰🇪 run 1:59:30 to destroy the Marathon World Record in London!!🤯🔥 First man ever to break 2 hours in a marathon. 2. …

26th November 2026  admin  

WQ; Cali Mahdi Maxamed Qalato, oo ah Xildhibaan laga soo doorto gobolka Sanaag Badhan waa Puntland, waana deegaan si muuqata uga socdo u horumar lataaban karo. Siyaasiinta maanta qaylinaya ma matalaan danta shacabka, balse waxay wataan ajende laga soo abaabulay …

26th November 2026  admin  

Daawo goor galabnimo ah muuqaal laga duubay Masaajidka Al-Aqsa إطلالة مسائية ساحرة على المسجد الأقصى المبارك 🌸 pic.twitter.com/3LCTDiyTcU — غزة الآن – Gaza Now (@nowgnna) April 18, 2026 …