Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th November 2026  admin  

Shaki kuma jiro in milatariga Maraykanku uu awood u leeyahay inuu xannibo maraakiibta ka baxaysa ama galaysa Khaliijka. Su’aashu waxay tahay: maxaa ku dambeynaysaa? “Waxay ila tahay in la samayn karo” ayuu Admiral Mark Montgomery ayaa u sheegay BBC. Waxaana …

26th November 2026  admin  

Fiqi iyo Xamze ayaa si dadban u sheegay in maleeshiyaadka Hawiye ee Muqdisho ku sugan qabsanayaan Puntland R’iisalwasaare Xamse Bare oo u duur xulaya mid kamid ah madaxweynayaasha maamulada dalka oo aanu magac dhabin ayaa yidhi; “Nin Soomaaliyeed oo deegaanada …

26th November 2026  admin  

Kadib markii ay wadahadalladii Iran fashilmeen, su’aasha weyn waa: “maxaa xiga?” Labaatan iyo kow saacadood kuma filna inay soo afjaraan 47 sano oo cadaawad ah oo u dhexeysa Iran iyo Maraykanka. Wadahadalladan heerka sare ah ee taariikhiga ah ee ka …

26th November 2026  admin  

Madaxweyne ku xigeenka Maraykanka VP Vance ayaa war saxaafadeed uu caawa ku Islamabad, Pakistan jy sheegay in iyaga iyo Iran ayna heshiis gaarin. Wuxuu intaas wuxuu raaciyey inay Iran diideen waxay ka rabeen فانس:– خضنا مفاوضات صعبة وكانت باكستان …