17th July 2026  admin  Category :

Fiqi iyo Xamze ayaa si dadban u sheegay in maleeshiyaadka Hawiye ee Muqdisho ku sugan qabsanayaan Puntland

R’iisalwasaare Xamse Bare oo u duur xulaya mid kamid ah madaxweynayaasha maamulada dalka oo aanu magac dhabin ayaa yidhi; “Nin Soomaaliyeed oo deegaanada mid kamid ah dalkeena xukuma ayaa annaga noogu hanjabaya, haddii aan doorasho dadban la isla aadin, waa goosanayaa.”

Isagoo hadalkiisa sii wata, Ra’iisalwasaaruhu wuxuu yidhi;

Ciidamada Qaranka waxaan leeyahay idinka ayaa ah cidda leh waajibka in la ilaaliyo calanka iyo midnimada dhuleed ee dalka, halistaasina way jirtaa ee la socda oo diyaar u garooba in aan dalkeenna difaacno.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*