Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th November 2026 admin
Netanyahu ayaa sheegay in Israa’iil ay siiwadi doonto dagaalka ay kula jirto Iran iyo xulafadeeda. Waxuu eedeeyay Madaxweynaha Turkiga oo kusheegay inuu u dabacsan yahay dowladda Iran, isla markaana uu mas’uul ka yahay “xasuuqyo” ka dhan ah shacabka Kurdiyiinta 🚨Urgent …

26th November 2026 admin
Diyaaraddii Wafdiga Iiran u qaday dalka Pakistan waxa weheliyey sawirada iyo alaabtoodii Caruurtii dugsiga ee la duqeeyey …

26th November 2026 admin
Shacabka Degmadda Howlwadaag oo si Iskood ah u Dhisanaya Saldhig Booliska Degmadaasi Iyo Baaq culus oo loo diray Madaxda Dowladda Soomaaliya …

26th November 2026 admin
Saamaynta dagaalka Iiraan ee geeska Afrika oo Itoobiyana ay ku jirto Xaaladda sii xumaanaysa ee Bariga Dhexe ayaa ku ”sababaysa dhibaato aad u daran” oo soo foodsaarta dalalka Afrika oo ay Itoobiya ku jirto, sida ay tilmaamayso warbixin cusub. Dalka …







