Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th November 2026 admin
MW Laftagareen”Madaxweyne Xasanow lacag darteeda hanoo leynin,Lacagta aad noo dileyso cadadkeeda sheeg Soomaali baa naga bixinaysee” …

26th November 2026 admin
Muxuu Imaaraadka Carabta u noqday bartilmaameedka Iiraan? Xilli dagaalka Iiraan uu galay toddobaadkiisii afraad, Imaaraadka Carabta ayaa noqday bartilmaameed muuqda oo ay Tehran si toos ah u beegsanayso. Iyada oo beddeshay istiraatiijiyadeedii oo markii hore ku koobnayd la dagaallanka Israa’iil, …

26th November 2026 admin
Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Madaxweynaha la doortay ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed, iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Mudane Cali Siciid Fiqi. Madaxweynaha ayaa Alle uga baryay inuu la garab …








