10th July 2026  admin  Category :

Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Madaxweynaha la doortay ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed, iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Mudane Cali Siciid Fiqi.

Madaxweynaha ayaa Alle uga baryay inuu la garab galo mas’uuliyadda culus ee ay qaadeen, isla markaana ku asturo xil gudasho hufan, caddaalad iyo horumar ay gaarsiiyaan shacabka Koonfur Galbeed.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*