11th July 2026  admin  Category :

Netanyahu ayaa sheegay in Israa’iil ay siiwadi doonto dagaalka ay kula jirto Iran iyo xulafadeeda. Waxuu eedeeyay Madaxweynaha Turkiga oo kusheegay inuu u dabacsan yahay dowladda Iran, isla markaana uu mas’uul ka yahay “xasuuqyo” ka dhan ah shacabka Kurdiyiinta

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*