20th May 2026  admin  Category :

Madaxweynaha Dawladda Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa maantay gaaray magaalada Baran ee xarunta gobolka Sanaag ayaa la kulmay Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan, isagoona xariga ka jaray xarumo dawladeed kuwo kalena dhagax-dhigay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*