
20th May 2026 admin Category :
Liibaan Mohamed , 27 sano jir Somali American ah oo ay iska dhaleen waalidiin soo galooti ku ahaa dalka Mareekanka ayaa ku guuleystay kalsoonida xisbiga Democrats ka inuu ku matalo gobolka Utah , tartanka doorasho ee Aqalka Congress ka dalka Mareekanka oo qabsoomi doonto bisha June.







